Munaasabad dhiiri galin iyo dhaqaale uruurin ah oo GSD faraca Sweden ku qabteen magaaladda Stockholm

04 June 2015

Sweden fundrasing 2

Sweden fundrasing 3

Golaha Qurbo joogta Soomaaliyeed oo qeyb ka ah dadaaladda gurmadka iyo samatabixinta barakacayaasha Soomaaliyeed ee Yemen ayaa Team ka GSD ee faraca Sweden waxay qabteen munaasabad dhaqaale dhiirigalin iyo uruurin ah oo ka dhacday caasimadda Sweden ee Stockholm. Ka soo qeyb galayaasha oo ka koobnaa dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa loo qeybiyay qoraalo iyo maclumaadka akoomadda ay tabarucaadka ku diri karaan ee guddiga badbaadada iyo samataxbixinta uuna hormuudka u yahay Sheekh Nuur Baruud. Xarunta dhexe ee Golaha GSD waxay aad u bogaadineysaa dadaalka iyo xilkasnimadda ay muujiyeen Qurbo joogta iyo Team ka GSD ee Sweden.

Next Post

Previous Post